Video

Daawo:Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya iyo Reysulwasaraha Itoobiya oo Shir Jaraaid Wada Qabtey

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa kulan uu la qaatay madaxweynaha Soomaaliya kaddib labada mas’uul waxaa ay...

Daawo Sidii Shalay Looga Ciiday Mid Ka Mid Ah Masaajiyada Magalada Toronto ee Dalka Canada

Muslimiin badan ayaa shaleyto ku tukaday salaada ciidul fitriga Masjid Taariq oo ka mid ah masjidyada ugu waaweyn Magalada Toronto bal nala daawada sida...

Daawo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo aan La Yeelanay Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose

Warbaahinta Daafeet Media ayaa waxaa ay wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatey gudoomiyaha cusub ee gobolka shabelaha hoose Maxamed Ibraahin isaga oo ku sugan...

Daawo War-murtiyeedka kasoo Baxay Kulanka Amniga Qaranka ee Maalmahan Ka Socdey Magalada Baydhaba

Kulanka aminiga qaranka ee ka socday magalada beydhabo ayaa shaley gelinkii dambe lagu soo gabagabeeyey magalada beydhabo. Halkan ka daawo warmurtiyeedka kasoo baxay kulanka. https://www.youtube.com/watch?v=ZJPDJj4GhHo

Daawo: Dowlada Federaalka Somaliya oo Hal Milyan oo Dollar Ugu Deeqday Maamulka Somaliland

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa hal milyan oo Doollar ugu deeqday hawlaha gurmadka duufaatanadii ka dhacay degaanada Maamulka Somaliland. Gudiga Qaran ee gurmadka oo uu shir...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img