Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegey Iney Dadaal ugu JIraan Sidii La Isugu Dhafi Lahaa Ciidamada

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegey in ay dadaal ugu jiraan sidii ay isugu dhafi lahaayeen ciidamada...

Dhegeyso Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna oo Fariin U Direy Dowlada Federaalka

Madaxweynaha Maamulka Ahlu Sunna ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir ayaa Waxa uu sheegay in Maamulka Ahlu Sunna muhiim ay tahay In la siiyo...

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Xukuumada Ugu Baaqey Iney Ka War Heyso Dadka Ku Jira Xerooyinka Barakacayasha

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya loogu baahan yahay in ay il...

Dhegeyso Wasiirada Haweenka oo Iska Fogeysey Sharcigii Dhawaan Ay Meel Mariyeen Golaha Wasiirada

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cali Samatar ayaa sharaxaad ka bixisay erayga Gender halka uu naga soo...

Dhegeyso Maamulka Cisbitaalka Baydhaba oo Ka Hadlaya Dhawicii Xaley La Geeyey Cisbitaalka

Dhaawac aad u tira badan ayaa xaley la geeyey cisbitaalka guud ee magalada baydhabo kadib kolkii ay xaley alshabab madaafiic ku garaacdey xaafado ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img