Dhegeyso Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna oo Fariin U Direy Dowlada Federaalka

0
31

Madaxweynaha Maamulka Ahlu Sunna ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir ayaa Waxa uu sheegay in Maamulka Ahlu Sunna muhiim ay tahay In la siiyo isla markaana uu helo xuquuqda ay leeyihiin Maamulada kale ee dalka ka jira, Isla markaana waxaa uu cafis u fidiyey maxaabiista ku jirta xabsiga dhuusamareeb.

Hadaladiisana waxaa kamid ahaa.

Madaxweynaha-Ahlu-Suna Gobolada Dhexe