Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Xukuumada Ugu Baaqey Iney Ka War Heyso Dadka Ku Jira Xerooyinka Barakacayasha

0
23

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya loogu baahan yahay in ay il gaar ah ku eegaan dadka danyarta ah ee ku nool Kaamamka Barakacayaasha ah.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Prof Maxamed Cumar Dalxa