Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Waxgaradka iyo Odayaasha Gobolka Shabeelaha Hoose oo Sheegey Iney Maamulka Shariif Xasan Ka Bexeen

Qaar ka tirsan odayaasha dhaqanka gobolka shabeelaha hoose ayaa cabasho balaaran ka muujiyey qaabka uu u shaqeynaayo maamullka uuhogaamiyo shariif xasan wexeyna sheegeen in...

Dhegeyso:Warbixin Laga Soo Diyaariyey In Tony Blair Lahaa Hurinta Dagaalkii Ciraaq Lagu Qaadey 2003

Warbixin ay soo diyaarisey idaacada VOA ayaa lagu sheegey in reysulwasaarihii hore ee dalka ingiriiska Tony Blair oo gacan weynka geystey dagaalkii lagu qaadey...

Dhegeyso Maamulka Goboka Banaadir oo Sheegey In Amaanka Gobolka Aan Weli Lagu Wareejinin

Guddomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Max’ed Axmed Diiriye, ayaa sheegay in amniga Gobolka Banaadir uusan wali rasmi gacanta ugu jirin Maamulka...

Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliyeed oo Maanta U Hambalyeyey Umada Somaliyeed

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan umadda Soomaaliyeed meelo walba oo ay joogaan munaasabada ciidul fidriga owgeed. Madaxweynaha ayaa...

Dhegeyso: Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo aan La Yeelaney Gudoomiyaha Degmada Wanleweyn

Gudoomiyaha degmada wanleweyn Maxamed Siidow oo aan qadka telfoonka ku tiigsaney isaga oo jooga magalada muqdisho ayaan waxaan ka wareysaney arimo dhowr ah oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img