Dhegeyso Maamulka Cisbitaalka Baydhaba oo Ka Hadlaya Dhawicii Xaley La Geeyey Cisbitaalka

1
31
ø;

Dhaawac aad u tira badan ayaa xaley la geeyey cisbitaalka guud ee magalada baydhabo kadib kolkii ay xaley alshabab madaafiic ku garaacdey xaafado ay ku sigan yihiin dad rayid ah.

Agaasimaha isbitaalka magaalada Baydhabo oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dhaawacyo iyo sidoo kale meydad fara badan la geenay isbitaalka.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Isbitaalka Baydhabo

1 COMMENT

  1. shacabka soomaliyed alow badbaadi oo balayada ka qabo , waa in leysu kashadaa sidi looga hortagi alshabaab iyo wixii la mid ah ..

Comments are closed.