Dhegeyso Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegey Iney Dadaal ugu JIraan Sidii La Isugu Dhafi Lahaa Ciidamada

0
50

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegey in ay dadaal ugu jiraan sidii ay isugu dhafi lahaayeen ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in la helo ciidamo Soomaaliyeed oo mideysan kuwaas oo wax ka bedeli kara xaalada dalka, sidoo kalena ciidanka AMISOM kala wareega howsha ay haatan ka hayaan Soomaaliya.

Haladiisana waxaaka mid ahaa.

Xasan Sheekh

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xasan Sheekh Mobil