Reysulwasaarihii hore ee somaliya oo ka hadley weerarkii lagu qaadey hoteel ay ku sugnaayeen madaxweynayaashii hore

0
85

Reysulwasaarihii hore ee xukuumada federaalka somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bartiisa facebooga soo dhigey qoraal uu kaga hadlayo weerarkii saqdixii dhexe ee xaley lagu qaadey hotel ay ku sugnaayeen madaxweynayaashii hore ee somalya.

Xasan cali kheyre ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in weerar lagu qaado masuuliyiintii hore ee dalka islamarkaana xabado ay halkaasi ka dhacaan wuxuuna tilmaamey in taasi ay horseedi karto in dalka uu dib ugu laabto xiligii burburka.