Xildhibaa Sareeda oo Runta Ka Hadashay Iyo Dad Badan oo Dhibsadey Hadalkaas ay Sheegtey

0
95

Xildhibaan Sareeda ayaa maallintii shaley hadaljeda xildhibaana ka hadashay ayadoo runta jirta ka sheegtey matalaada uu gobollka banaadir ku yeelan doono galasha aqalka sare iyo weliba kan aqalka hoose.

Xildhibaanada ayaa sheegtey i sida waqtiga xaadirka uu gobolka banaadir maamulkiisa u dhisan yahay in lagu dudsadey xuquuqdii ay lahaayeen shacabka koonfur galbeed iyadoo shegetey in ay gobolkaasi ka degen yihiin 6 degmo oo ka mid ah.

Xildhibaanada ayaa intaasi raacisey inaysan diidaneyn in gobolka banaadir wax la siiyo balse ay haboon tahay in si sax ah loo qeybiyo xubnaha la siin doono gobolka rer koonfur albeedna wixii xaquuqdoda ahna miiska lasoo saaro.