Daawo: Gudoomiyihii Hore ee Degmada Qoryooleey oo Si Adag Ugu Jawaabay Wasiirka Afka Maxaaga ee Maamulka Cabdicasiis Lafta Gareen

0
152

Gudoomiyihii hore ee degmada qoryooleey xiligii Cabdullahi yusuf, Cabdirahmaan Sheekh Maxamad ayaa si adag ugu jawaabay wasiirka afka maxaaga ee maamulka Cabdicasiis Lafta Gareen oo maalin dhaweyd is hortaag ku sameeyey Radiyaha Reer Baraawe.

Halkan hoose ka dawada.