Daawo Wareysi Xasaasi ah oo aan La Yeelanay Dr Sheikh Nur Abucar Qasim

0
104

Warbaahinta daafeet media ayaa waxaa ay wareysi dhinacyo badan taabana la yeelatey Dr Sheikh Nuur Abukar Qaasin oo ka tirsan waxgaradka koonfurta somaliya.

Dr Sheikh Nuur ayaa waxaan ka wareysanay xaalada guud ee maamulka koonfur galbeed iyo guud ahaan siyaasiyiinta reer koonfur galbeed halka ay kaga jiraan siayaasada guud ee dalka ka socota.