Daawo Axmed Madoobe oo Ka Hadley Khilaafka u Dhexeeya Qaar Ka Mid Ah Maamul Goboleedyada iyo Dowlada Federaalka

0
46

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland ayaa ka hadley khilaafka u dhexeeya qaar ka mid ah maamul goboleedyada iyo dowlada fedeaalka isaga oo sheegey iney haboon tahay in howsha dowlada dhexe ay leedahay loga dambeeyo.

Axmed Madoobe ayaa waxaa kaloo uu sheegey in uu gobol dhigi doono magalada kismanyo kaas oo lagu gorfeyn doono khilaafyada aan loogu tureyn shacabka somaliyeed.