Dhegeyso: Ceydiid Ilka Xanaf oo Sheegey In uu Dib Ugu Laaban Doono Gobolda Waqooyi Hadii uu Xil Waayo

0
62

Gudoomiyihii hore ee Maxkamada Sare ee Soomaaliya Caydiid Cabdulaahi “Ilka Xanaf” ayaa sheegay in uu dib ugu laaban doono degaanada maamulka Somaliland oo uu kasoo jeedo hadii loo diido in uu isku sharaxo xubnaha Aqalka Sare ee ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland.

Ilka Xanaf ayaa sheegay in Madaxda dowladda Soomaaliya hadii aysan si siman ugu shaqeyn siyaasiyiinta xildoonka ah in uu dib ugu laaban doono degaanadii uu kasoo jeeday.

Ceydiid ilka Xanaf

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

Ceydiid ilka Xanaf Mobil