Daawo Sawir Maanta Amiin Camir uu Ka Sameeyey Qarowga Xasan Sheekh

0
100

Amiin Camir ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo qaatey sawir uu kaga hadlayo calowsaadka xasan sheekh uu ugu jiro siduu ku noqon lahaa mar kale madaxweyne.