Dhegeyso:Ergooyin Kasoo Jeeda Gobolka Hiiraan oo Isaga Baxay Shirka Ka Socda Magalada Jowhar

0
31

Wararka saakay aynu ka helneyno magalada jowhar ayaa sheegaya in shalay galab ay isaga baxeen shirka ka socda Jowhar xubno ka tirsan Ergooyinka ka qeyb galaya shirka, gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Gobolka Hiiraan.

Nabadoon Maxamed Yacquub Isaaq oo ka mid ah Ergada ka qeyb galeysa shirka ayaa warbaahinta faah faahin ka siiyay halka uu marayo shirka iyo Ergada isaga baxday.

nabadoon-maxamed-yacquub

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

nabadoon-maxamed-yacquub-mobil