Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Afduubka Doorashooyinka Ay Abaabulayaan Xasan Sheekh iyo Faarax Sakiin

0
22

Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa dib u dhac ku imanayaa doorashooyinka dadban ee la rabey in dalka laga hirgeliyo somaliaya 2016 taasoo eedeeda inta badan dusha laga saarey masuulliyiinta maamul goboleedyada iyo kuwa dowlada federaalka, Amiin Camir oo arintaa ka hadlaya ayaa iftiimiyey in afduubka doorashooyinka 2016 ay horuud ka yihiiin madaxweynihii waqtigiisa dhamaadey Xasan Sheekh iyo maskaxda kooxda Damuljadiid Faarax Sakiin.

dora