Dhegeyso:Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug oo Sheegey Cadowga Keliya Ay Leeyihiin Inay Tahay Puntland

0
64

Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) oo wareysi gaar ah siiyey warbaahinta ayaa si buuxda uga hadley oo uga waramayay weerarkii duqeynta ahaa ee ka dhacay gaalkacyo kaasoo sida la sheegey ku lug lahaayeen puntland.

Wareysigiina waakan ee nala dhegeysta.

maxamed-xaashi-cabdi

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

maxamed-xaashi-cabdi-mobil