Dhegeyso:Golaha Wasiirada oo Gudi Soo Baara Duqeyntii Ka Dhacdey Magalada Gaalkacyo

0
52

Kulankii todobaadlaha ahaa oo ay shaley yeesheen Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda la isku soo qaadey duqeyntii ka dhacdey gaalkacyo ayagoo isla markaana gudi wasiiro ah u xil saarey iney baaritaan ku sameeyaan arintaa.

Afhayeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya C/casiis Xaaji Cabdi (Goobdoon) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Guddigan Wasiirada ah ay tagi doonaan Magaalada Gaalkacyo, sidoo kalena baaritaano dhab ah ay ku soo sameyn doonaan.

gudi-wasiiro-ah

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

gudi-wasiiro-ah-mobil