Dhegeyso:Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtey Kana Hadley Maxaabiistii HIndiya u Xirneyd

0
28

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka warbixiyay safarro uu ku tagay dalka Yurub iyo Hindiya.

Xeer ilaaliyaha ayaa ka qeyb ahaa korjoogtadii Somaliya uga qeyb gashay kiiskii dacwadda Badda ee Somaliya iyo Kenya,waxaana uu ka dib socdaal ku tagay dalal ay ka mid tahay Hindiya halkaas oo ay ku xiranyihiin maxaabiis Soomaaliyeed oo Burc ad badeednimo loo heysto.

xeer-ilaaliyaha-guud

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

xeer-ilaaliyaha-guud-mobil