Dhegeyso Nabadoom Maxamed Xasan Xaad oo Odayaasha Qoondo u Raadinaaya

0
40

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah Nabadoonada Soomaaliya ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in la ilaawo Xaqa ama doorka Odayaasha dhaqanka ee Dowladda Cusub.

Nabadoon Xaad ayaa sidoo kale sheegay in aysan wanaagsaneyn in Dowladda ay Cadeyso oo keliya doorka Haweenka balse aan la cadeyn doorka Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.

Hadaladiisana waxaaka mid ahaa.

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

nabadoon-maxamed-xasan-xaad-mobil