Daawo Sawir uu Amiin Maanta Ka Sameeyey Prof Jawaari iyo Faarax Sakiin

0
31

Amiin camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey gudoomiyaha baarlamaanka prof maxamed cusmaan jawaari iyo faarax sakiin oo ka mid ah horjoogayaasha dalmajadiid isla markaana sida aadka ah ugu xiran dalka itoobiya sawirkani ayaa ka muuqda in faarax uu loolan ugu jiro sidii odey dhaqamaayda 135 hada jira uu ugu dhex darsan lahaa mid asaga danaha uu rabo uu ku fushado.

JAW_FAR