Dhegeyso Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ciidanka Dowlada Iyo Warbaahinta Qaranka Ugu Baaqey Iney Cadalada Ka Shaqeeyaan

0
38

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa waxaa uu kuu ka hadley iska hor imaad dhex marey ciidamo asaga ilaalo u eheyd iyo kuwo kale oo ka dhacdey degmada xamar jajab taasoo dhalisey dhaawac.

Hadaladiisana waakan isaga oo ka hadlaaya sidey wax u dheceen.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Mobil