Dhegeyso:Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo Kasoo Horjeestey Hadal Dhawaan uu Ku Dhawaaqey Gudoomiyaha Gobolka

0
21

Waxgaradka iyo Odayaasha gobolka Hiiraan ayaa ka soo horjeestay Amar dhawaan ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed.

Waxgaradka iyo Odayaasha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay aad ugu xun yihiin go’aanka ka soo baxay gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo ahaa in hotelada ku yaala gobolka aan lagu qaban karin shir maamulka gobolka uusan ogeyn.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.

Odayaasha Gobolka Hiiraan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Odayaasha Gobolka Hiiraan Mobil