Dhegeyso Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka oo Baaq u Direy Ururka Ahluna

0
81

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo haatan ku sugan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa halkaasi ka wada dadaalo la doonayo in la isugu keeno maamulada Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Wasiir Odowaa ayaa sheegay in ururka Ahlu Sunna looga baahan yahay in ay la midoobaan maamulka Galmudug oo haatan fadhigiisu yahay magaalada Cadaado.

Hadaldiisana waxaa ka mid ahaa.

Wasirka Arimaha Guudaha Odawaa

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasirka Arimaha Guudaha Odawaa Mobil