Dhegeyso Gaadiidleyda Degmada Afgooye oo Ka Cabanaaya Maamulka Shariif Xasan

0
42

Gudiga gaaddiidleyda degmada afgooye ayaa waxaa ay si aad ah uga cowdeen dhibaatooyinka maamulka shariif xasan uu ku hayo degmada afgooye marka loo eego canshuuraha xad dhaafka ah oo ay ka qaadaan gaadiidleyda ka shaqeysata degmada afgooye ayagoo isla markaana wax shaqo ah ka qaban wadooyinka ay maraan baabuurka.

Mid ka mid gudiga gaadiidleyda degmada afgooye oo warbaahinta la hadley ayaa sheegey in degmada koox walboo timaado ay iska daldalato isla markaana ay wax maal gelin ah aysan ku sameyn degmada.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.

Gaadiidleyda Degmada Afgooye

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gaadiidleyda Degmada Afgooye Mobil