Dhegeyso Gudoomiyihii Hore ee Degamada Marka oo Ka Hadley Dilal Ay Ciidamada Dowlada Sheegta ka Geysteen Degmada marka iyo Deegaano Hoor taga

0
46

Gudoomiyihii hore ee degmada Marka Maxamed Cismaan Cali Yariisow oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in maleeshiyaad ku hubeysan tiknikooyinka dowladda Federalka ay 48-dii saac ee la soo dhaafay dilal iyo boob ka geysteen deegaano hoos yimaado degmada Marka ee xarunta gobolka Sh.hoose.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Maxamed Cismaan Cali Yariisow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed Cismaan Cali Yariisow Mobil