Dhegeyso Ciidamada Dowlada oo Boob iyo Dhac Ka Geystey deegaanka Shalanbood ee Gobolka Shabelaha Hoose

0
86

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka shalanbood ee gobolka shabelaha hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo ku labisan dareyska ciidanka xooga dalka somaliyeed uisla markaana u abaabulan qaab beeleedyo ay halkaasi ka geysteen dhac iyo boob lixaad leh.

Dadka shacabka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamadaasi ay jir dil u geysteen dad ka tirsan deegaanka kolkii ay falkaasi waxashnimada geysanayeen.

Dhegeyso Boob Ka Dhacay Deegaanka Shalanbood

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Dhegeyso Boob Ka Dhacay Deegaanka Shalanbood Mobil