Dhegeyso:Reysulwasaare Ku Xigeenka Dowlada Federaalka Maxamed Cumar Carte oo Dhaliiley Go,aankii Kasoo Baxay Madasha Qaranka

0
29

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dowlada Federalka somaliya Maxamed Cumar Carte ayaa dhaliilay go’aanadii ka soo baxay kulankii Madasha Wadatashiga ee lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Hadaladiisana waakan ee nala dhegeysta.

Maxamed Cumar Carte

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed Cumar Carte Mobil