Dhegeyso Odayaasha Gobolka Hiiraan oo Sheegey Iney Sameysan Doonaan Maamul u Gaar Ah

0
39

Odayaasha dhaqanka gobolka hiiraan kulan ay isugu yimaadee ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay sameysan doonaan maamul u gaar ah maalmaha soo socda.

Ugaas Cali Ugaas Maxamed Ugaas Shafeec ayaa sheegay in dhawaan ay sameysan doonaan Maamul u gaar ah Gobolka Hiiraan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Odayaasha Gobolka Hiiraan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Odayaasha Gobolka Hiiraan Mobil