Dhegeyso Taliyaha Ciidanka Boliiiska Somaliyeed oo Ganacsatada Ugu Baaqey Iney Ka Qeyb Qaataan Dayactirka Saldhigyada

0
96

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Maxamed Sheekh Xasan “ Xaamud” ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dhismaha Saldhigyada burbursan ee ku yaalla Muqdisho.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in shacabka ay si wadajir ah ugu qeyb qaataan dhismaha Saldhigyada burbursan eek u yaalla Muqdisho hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Xaamud

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Taliyaha Ciidanka Boliiska Xaamud Mobil