Daawo Sawir uu Amiin Camir ka Sameeyey Federaalka Ka socda Somaliya ” Federaalow Xaal Qaado”

0
28

Tan iyo intii ay burburtey dowladnimadii dalka somaliya ayaa waxaa adkaatey in la helo isku duubnidii dalka somaliya ayadoo ay ka shaqeynayaan howlahaas dowlahada deriska ah si koox walba meesheeda loogu cuno.

Amiin camir ayaa marar badan ka hadley kooxahan calamada badan isla markaana qabiilka ku saleysan sawirkiisa ugu dambeeyey waakan ee nala daawada.

federaal