Daawo Kulankii Jaaliyada Beesha Geledi Ay Ku Yeesheen Dalka Holland

0
57

Kulamo is daba joog ah ayaa maalmaham waxaa ay ka dhacayaan dalka dibadiisa kaasoo ay yeelanayaan jaaliyada beesha geledi kulamada ayaa waxaa diirada lagu saarayaan dhibaatooyinka aan dhamaadka laheyn oo ay beelaha aan deegaanka u dhalan ku hayaan degmada ayagoo inta badan taageero ka helaya maamulka shariif xasan,

Kulanka ayaa isbuucii dhaweyd waxaa uu ka dhacay dalka holland anaoo hada idiin soo gudbinaya qeyb ka mid ah kulana qeybo badan aan maalmaha soo socda idiin soo gudbin doono haduu alaha awooda leh idmo.