Dhegeyso:Cudurka Shuban BIyoodka oo Ka Dilaacay Degmada Baraawe

0
34

Wararka inaga soo gaaraya degmada baraawe ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay cudurka Shuban biyoodka kaas oo sababay dhimasho dad farabadan ay la ildaran yihiin.

Gudoomiyaha Baraawe ee gobolka Sh/Hoose Xuseen Bare Maxamed Jeex ayaa sheegay in 10 Ruux ay u geeriyootay cudurkasi shuban-biyoodka oo ka dilaacay degmadaasi iminkana ay u jiifaan ilaa 40 ruux oo caruur u badan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Degmada Barawe

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Degmada Baraawe Mobil