Dhegeyso:-Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Malaaq Deerow oo Ka Munaafuqeeyey Dhibaatada Ka Taagan Gobolka Shabeelaha Hoose

0
83

Afhayeenka beelaha koonfur galbeed ee somliya Malaaq Deerow Yaquub ayaa maanta wareysi uu siiyey idaacada Radio Warsan ee magalada baydhabo waxaa uu sheegey in dhibta ka taagan gobolka shabeelaha hoose ay u wakiisheen iney ka hadasho waxna ka qabato dowlada federaalka ah ee somaliya, Isagoo dhanka kalana xusey in ciidamada dowlada federaalka ah ee somaliya ee ku sugan gobolkaasi ay yihiin kuwa dhibta ka wada gobolka shabeelaha hoose.

Malaaqa ayaa sidoo kale waxaa uu tilmaamey in maamulka koonfur galbbed ee somaliya ee seddexda gobol uu u taagan inuu daawado isla markaana aysan wax ka qaban
waxa ka dhacaaya gobolka shabeelaha hoose, Isagoo sidoo kalana hoosta ka xariiqey in reer shabeelaha hoose ceelna u qodneyn cidna u maqneyn.

Hadalkii Malaaq deeroow waakan ee nala dhegeysta.

Afhayeenka Malaaqyada Koonfur Galbeed Malaaq Deerow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Afhayeenka Malaaqyada Koonfur Galbeed Malaaq Deerow Mobil