Dhegeyso:Cabdullahi Waafow oo Ka Hadley Dhibaatada Kooxaha Dhul Boobka Ku Hayaan Gobolka Shabeelaha Hoose

2
28

C/llaahi Waafow oo Wareysi siiyey warbaahinta ayaa ka hadlay halka ay salka ku haayaan dagaalada soo noqonoqdey ee ka jira gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan degmada marka iyo nawaaxigeeda.

Mudane Waafow ayaa ugu horeyn sheegay in colaada ka taagan Gobolka Shabeelada hooose ay soo jiitameysay afartii sano ee lasoo dhaafay ka dib markii weerar lagu soo qaaday, dadka deegaankana ay ahaayeen kuwo is difaacaya.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Cabdulaahi Waafoow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdulaahi Waafoow Mobil

2 COMMENTS

  1. walaalkay maxamed aad ayaan uga naxaa markaan maqlo in beeraha dhulka shabeelaha hoose la sheegto
    waxaa markii hore inala dagaalamay talyaani oo inaga xoogay iyagoo adeegsanayo qabiilo hadana dawladihii ka danbeeyay ayaa ina siyaasadeeyay
    khayaamadii ku dhacday dadka daga waqooyiga sida Somaliland waqooyi iyo somaaliland galbeed la isugu dhuftay oo la isugu diray si ay isu dagaalaan ayaa idinkana markii hore siyaasad dhulka la idinkula soo dagay ka dibna dhulka waa lagu dhalay markaa si kale haloo heshiiyo xabadi wax tari maysee hadii ay intaasi socon weydo u yeedha Ethiopia ayaa taqaana afka ay ku hadasho cidii dhulka iska leh iyo cidii aan la hayn kala saaraysee sifiican ayaa diwaankii boqor qurdi iyo mililik ee dhul qaybsiga ayay hayaan.
    waafoow ilaaladaadu way xun tahay sifiican kuuma ilaaliyaan sadex maalmood ayaan ku agjoogay si aan kuu fahmo waxaan iska soo dhigay qof waalan markaas ayaan cidi ila hadli jirin waxyar afka aad ku hadasho ayaan fahmi waayay sida kale qof xaq udirira ayaad tahay.

  2. waafow alshabaab ayaa la iska soo dhigayaa maalin dhow dad afka wada duuban ayaa la idiin soo dirayaa ee amison hub ka dalbada si aad uga feejignaataaan farsada dhulboobka cusub
    adeer alshabaab dad diin ku dagaaalama maaha ee hunguri shabaab dhulshabaab iyo qabiilshabaab oo hada soo baxay markaa waafow ila soo xidhiidh anaa aad kuugu fasiri kara waxaa runtu tahay

Comments are closed.