Dhegeyso:Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federalka Somaliya oo Ugu Baaqey Xildhibanada Iney Amaankooda Ilaaliyaan

0
25

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlada federaalka Somaliya Perof Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa digniin u diray Xubnaha Baarlamaanka Somaliya.

Maxamed Sheekh Cismaan ayaa Xildhibaanada kula dardaarmay inay ka taxadaraan ammaankooda, si aysan u dhicin in la beegsado Xildhibaan Qaran oo shacabkiisa u shaqeynaya.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Prof Jawaari

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Prof Jawaari Mobil