Dhiibo Codkaada:-Digil iyo Mirifle 2016 Masoo Xulan Doonaan Xildhibaano Badbaadiya

1
49

Sida aan la wada socono waxaa xili dhow bilaabmi doona in beelaha soomaaliyeed guud ahaan ay soo xushaan 2016 xildhibaanada baarlamaanka federaalka uga mid noqon doona beelahooda.

Sidaasi si la mid ah beelaha digil iyo mirifle ayaa dhankooda waxaa looga fadhiyaa iney la yimaadaan 61 xildhibaan oo kasoo jeeda beelahooda ayadoo haatana fursad cusub oo ku aadan dadka soo xuli doona ay ka iman doona qeybaha kala gedisan ee bulshada beel waba.

Hadaba suaasha taagan ayaa waxaa ay tahay masidii baarlamaanadii hore ee ku meel gaarka ayuu digil iyo mirifle keensan doonaa xildhibaano qeyrul masuul ah mise tan taagan waxaa ay noqon doontaa mid ay ka faaiideystaan fursadan ay shacabka doorashada qeynta ka yihiin oo waxaa ay soo xulan doonaan ay noqon doonaan kuwa garta masuuliyada islamarkaana u danqada una daneeya dadkooda iyo dalkooda.

Looganoow looba jooge

[poll id=”11″]

1 COMMENT

Comments are closed.