Daawo”-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegey Inaaney Loo Baahneyn in Puntland La Geeyo Ciidan Amisom

0
35

gaasMadaxweynaha maamul goboleedka puntland oo  maanta marti u ahaa barnaamijka qubanahee idaacada VOA ee fadhigeedu yahay dalka mareykanka magalada washigton ayaa sheegey in deegnaada puntland aaneyn u baahneyn in la geeyo ciidamada amisom, Gaas ayaa intaa ku darey in ay isaga fil;an yihiin la dagaalanka alshabab balse ay xukuumada ka doonayaan iney ku caawiyaan dhianaca hubka.

Wareysigii Cabdi weli Gaas waakan ee nala daawada.