Dhegeyso:-Eedeysanayashii Qaraxii ka Dhacay Magalada Baydhaba oo Maxkadooda Dib Loo Dhigey

0
38

baydhaboMaxkamada magalada baydhabo ayaa maanta la hor keeney Sideed qof oo lagu soo eedeeyay ku lug lahaanshaha labadii qarax ee 28-kii bishii hore ee February ka dhacay Magaalada Baydhabo.

Gudoomiyaha Maxkamadda, ayaa Xeer Ilaalinta ka codsaday in Maxkamadda la horkeeno cadeymo dheeraad ah, oo la xiriirta in dadkaasi ay ku lug leeyihiin eedeymaha loo soo jeediyay.

Gudoomiyaha wuxuu ku dhawaaqay in kiiska dadkan ay dib u furi doonaan toddobaadka soo socda, intaasna ay Saraakiisha Xeer Ilaalintu ka dhawrayaan cadeymo ka baxsan, intii ay hadda Maxkamadda horkeenayn.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa

Xasan Cali

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xasan Cali Mobil