Jaaliyada koonfur galbeed ee kunool midowga yurub ayaa waxaa ay si kulul u cambaareyeen falshii shaley ay dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay magalada baydhaba ee caasimada gobolka bay afhayeenka midowga reer yurub oo ka hadleyna hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Halklan hoose kaga dhegeyso mobilkada