Dhegeyso:-Gudoomiyihii Hore ee Degmada Marka Maxamed Cusmaan Yariisow oo Gurigiisa La Weerarey

0
31

MarkaGudoomiyihii hore ee magaalada Marka Maxamed Cusmaan Cali Yariisow oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kooxo Mooryaan ah oo ka amar qaata Kaaba Mooryaanka heysat hey’ada Swiss kalmo (Megda) ay weerar ku qaadeen gurigiisa oo ku yaalla xaafada BuulaJaan ee Marka.

Hadalkiisana waxaa ka mid ahaa.

Maxamed Cusmaan Cali Yariisow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed Cusmaan Cali Yariisow MObil