Daawo:-Sawir uu Amiin Ku Suaalayo Federaalka Waxa uu Yahay

2
189

Amin camirTan iyo burburkii dowladii dhexe ee somaliya waxaa dalka kusoo badanaya qabaaiilo isku wada bedeley maamul goboleedyo hadana sheeganaya iney yihiin qaran taasoo mararka qaarkii caqliga waaqaca ah uu diidayo, Amiin oo howlaha si buuxda uga warhayo ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo qaatey sawir aad u qiimo badan oo ka hadlaya burburka somaliya halka uu marayo iyo weliba halka uu ku dambeyn doono federaaloow xaal qaado.

bur-bur

2 COMMENTS

  1. Amin Amir. wuxuu ku noolyahay wadanka canada, oo dowlada ka dhisan lagu maamulu xabka Federaalka. Dowlad goboleed walba waxay leedahay calakeeda iyo maamulkeeda u gaar ah. Asagana, wuu ku noolyahay wadanka . Halka uu kaga saxi lahaa dalkiisa meesha ay wax kaga khaldanyihiin, wuxuu doo biday in Federaalka uu ku tilmaamo nidaam fiicneen. Fariintiisa, waxay ka socotaa kuwa weligood ka soo horjeeday Federaalka oo Somali meeshaan dhigay dulmigooda awgiis. Dadka Somalida oo soo kacay bartayna Ujeedada dacaayadooda, mar walba waxayy ku guull dareestan in ay hor istaagan nidaamka Federalka Somali doratay, wax walba oo xun ku sheegan federaalka. waxay dagaal joogta ah, ku hayaan nidaamka Federalka. Si kasta ay wax walba u adeegsadan. Somalia dib uguma laabaneyso XUKUN keligiis taliye ah, wata qabiil, kuna been abuuranayaa QARANIMO SOMALIA, QARANIMO SOMALIADA. Ka dibna, Shacabta Somalida dhiigoda sidaas ku JAQAAYA.

Comments are closed.