Dhegeyso:-Alshabab oo La Wareegey Gacan Ku Heynta Degmada Marka

0
29

alshababMagalada marka ayaa maanta waxaa gacan ku heynteeda la wareegey xarakada alshabab kadib kolkii ay halkaasi isaga bexeem ciidamada amisom iyo ciidamo beeleedyadii ku labisnaa dareeska dowlada ee halkaasi ku sugnaa, Idaacada bbc ayaa wareysi ay la yeelatey goobjooge halkaasi ku sugnaa u xaqiijiyey sidey wax u dhaceen.

Wareysigiina waakan ee nala dhegeysta.

Degmada Marka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Degmada Marka Mobil