DULMIGA IYO TACADIGA SOO JIREENKA AH EE KA SOCDO SH. HOOSE

4
205

shabelaha hoseDadka ka dhashay Shabellada Hoose oo ka mid ah lexda gobol eey ka kooban tahay Konfuur Galbeed Somaaliya mudo ka badan labaatan sano ayaa waxa dhib, dulmi, gumeeysi iyo adoonsi ku haayey qab-qablayaal dagal iyo moryaan ku qaraabto magac qabiil . Waqtigaan xaadirka, waxa si adkeeyay xalada ey ku jiraan shacabka marki moryaanta wadato magaca qabiil ey garab iyo qaraabo kiilba ka heleen dawalada ka jirta Vila Somaaliya.

Degmada Afgooye oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa dhowaanahan ka jiray dhibaatooyin isugu jira dil, dhac, kufsi iyo barakicin ay wadeen maleeshiyaad beeleed misna ku labisan tuutaha ciidanka xooga dalka. Qarniga maanta la joogo meel adoonsi ka jiro iyo dad beero lagu fasho waxaan u maleyna in eey yar tahay, laakin Sh. Hoose waa ku arkeeysa. Nin la diley oo xaaskiisii, gurugisii, hantidiisii, iyo beertiisii la dhaxley Sh. Hoose bey ka dhacdey. Markaasa weliba qoysas laga soo raro gobole kale aya laso dejiyaa beerihii iyo goobihii la dhacay.
Waayahaan dambe arimaha kor ku qoran ka sako dadka ka dhashay Sh. Hoose waxa walaac cusub ku abuuray dhaganka Shariif Sakiin oo sheektay in loo aqoonsan yahay ino yahay madaxweynaha Gobolka Shebeele Hoose iyo wiliba gobalada Bay iyo Bakool. Waxa la wada ogyahay in Mr Sakiin masuuliyada uu sheeganaayo in eey u dhiibteen beelaha dhulboobka ku sifooway kana soo duulay gobola kale iyo gumeysiga cusub ee Itiopia.

Waxu raba in oo ka dhigto Gobalka Sh/Hoose iyo dadka degaan badeeco oo kale looga iibiyo Hawiye ama Darood si suuq fiican. Mr Sakiin waxu malmahaan u qeyliyay nidaamka cunsiriga ah ee qabiika ku dhisaan loona yaqaan 4.5. Waxu istusay in beesha uu ka dhashay Asharaaf oo Soomaaliya ka degganeyn xitaa hal-tuulo wax ku heli doonin nidaamka deegaanka hadi awooda lagu qeebsado.

Waxu aminsan yahay in nidaamka 4.5 hadi la qaato in asiga iska maamulan doona soona magacaabi doono xildhibaanadda matala K/Galbeed Somalaliya madaama uu lacag far badan oo la soo xaday heesto. Waxu hilmaamay in ey Asharaaf ka mid tahay 0.5 OTHERS oo marka hadi awooda loo qeebsado 4.5 iska dhaafe madaxweyne aanu heleeynin xildhbaan. Ummad kasta lagama waayo qof xaasid ah ama si xun uga daneyste shacabiga uu sheegto ino matalaayo. Shariif Sakiin waxu kaalinta kowaad ka galay sifaada aan soo sheegay markaad argtiid sida oo ula dhaqmaayo dadwaynaha ku nool gobolka Sh/Hoose gaar ahaan iyo Konfur Galbeed oo dhan gud ahaan.

Waxa had socoda olale la rabo in Gobolka Shabeellaha Hoose yeesho maamul ka madax-banaan kana mid eheyn maamulka Koonfur-galbeed ee Shariif Sakiin. Mamulkaan ey yeelaneso Gobolka Shabeellaha Hoose waxu dadka ka dhashay gobolka ka xureen doona gumeeysiga cusub ee dul saran.

XISAABTANKA ILAAHEY KA SOKO, waxaan umada kale ee Somaalida ah ee nabada jecel ka codsaneeyna In la taageero shacabka Gobolka Shabellada Hoose gaar ahaan Reer Afgoye, lana garab istaago sedey iskaga daafici lahayeen maleeshiyada Beesha Dhul-boobka ku caan baxday oo imaanka ka tagey ee uso dhooftay in ey boobaan dhulkooda iyo dabadhilifyada u shaqeeyo.

shabelaha hoose

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Burfuule Gaabow

Mr.Burfuule@yahoo.co.uk

4 COMMENTS

  1. reer shabeelada hoose wa in ay is dhahaan hal mahaa noo ah .ama may niin dan eh. intaas oo sano aa la heestey oo la dilaayey la dhacaayey lana boobaayey bilaantoodana la kufsanaayey marki laga reebi biimaal iyo gare iyo jiido oo dhulkooda isku deyey in aan la soo galin lakin 3 daas qabiil aan sheegey hadii ay is kaashtaan maadama ay is higaan shabeelada hoose waa qaban lahaayeen walaalohodana lama cirib tiri leheen aniga taas Ayaan hubaa lakin wa is garab san waaye digilka kale ee degan sida tuni geledi shantacaleemot iyo begedi wa wa dadka manta dhulkooda lagu leynaayo aan wali dhiig isku yeelin oo aan kicin aniga wahaan dhihi lahaa wahi ilaah kuu qorey lama gefo halmar hubka qaata ha la niiga baqo oo is aruuriya oo halmar usoo jeesta in aad iska celisaan hitaa sidii rra ay ku bilaabatey ku bilaaba jabhadeeya oo 50 qof oo dhalin yara ah bes ha la raadiyo 3 qorina ha loo dhiibo hal jabhad ha laga dhigo macagna ha loo sameeyo wahey wataan 30 qori wana 50 qof 20 waa sacbooley hal isbaaro ay mar galaan ayey hub ka heleyaan kuwa kale ka dib dhulka idinka yaqaano oo meel kasto loo mara fahansana lakin kuwa dowlada ku jiro ee mooriyanta ah ma fahansana ee tuulba tuulo taga oo hadii la niiga abood badanyahay ku dhuun dhunta dhulkas ka dib sidaa arbushaad uGu haaya mar kasto halko isbaaro gala dadka uGu dila hub ka qaata ka taga ha imaadan mar kale hadey dhimashado ka badato ayagaa dhahaayo war waan dhamaaney aan ka bahno gobolkan wa sidii rra ay ku abaabulantey abdooka ku yeelatey sidaas aa iga talo ah wsc

  2. Asc waryaada miyiydaan somali eheen war aawey somalinimadii hadii haweye &daaruud&ashraf intoba eey daan rabin qaran marabtaan ee qabiilna waran manuqdo hadee hawey oo sameestey 2maamul goboleedyo oo daaroodna Sameestey 2waa suaali ?wiliba maamuladaas oo%40%tusaali dadkii dagaayiy sh/dhexe&hiiraan oo ahaa%70 ahaa awey shacabkii jubalean 80%daaroot inta kalena waa taqaana sidaa Daraadeed waa maamulka ugu wanaagsan wey maamulka k/galbeed

  3. Shabeelaha hoose wey xuroobi doontaa marka uu Duube Digil uu halganka kama danbeysta ah gaaro

Comments are closed.