Dhegeyso:-Gudoomiye Ku xigeenka Gobolka Gedo oo Sheegey In ka Badan 40 Askari oo Kenyan ah In Lagu Diley Ceel-cade

0
44

GedoGudoomioye ku xigeenka gobolka gedo Maxamed Xuseen Al qadi oo la hadlayey idaacada VOA ayaa sheegey in deegaanka ceel cade weerarkii shaley lagu diley in ka badan 40 askari oo keenyan ah wuxuuna intaan ku darey in qaar badana la weysan yahay meel ay tin iyo cirib dhigeen.

Hadaladii Alqadiina waxaa ka mid ahaa.

Gudomiye ku xigeenka Gobolka Gedo

Halkan hoose kaga dhegso Mobilkaada

Gudomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Mobil