Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
36

tacsi-1Jaaliyada Reer Jilible ee Uk oo Kala ah

1-Malaaq Xasan Bare Xaaskisa iyo Carurtiisa
2-Gudoomiye Xasan Yacquub Xaaskisa iyo Carurtiisa
3- Coll Eeney iyo Xaaskisa iyo Carurtiisa
4-Coll Maxamed Sheekh Orteega Xaaskisa iyo Carurtiisa
5-Maxamed Khalif Xasan Xaaskisa iyo Carurtiisa
6-Maxamed Abuukar Xaaskisa iyo Carurtisa iyo Dhamaan Reer Abuukar
8-Cabdinasir Maxamed Abuukar Xaaskisa iyo Carurtisa
9- Mukhtar macalin Batteri Xaaskiisa iyo Carurtisa
10- Maxamed Maxamud SalebaanXaaskisa iyo Carurtiisa
11-Axmed Cabdala Cabdiraxman Xaaskisa iyo Carurtiisa
12-Cali Maxamed Cabdiraxman (Ali Yare) Xaaskisa iyo Carurtiisa
13-Cabdi Maxamed Nur Idoor Xaaskisa iyo Carurtiisa
14-Cali Isaag Sheekh (Cali Cadoow) Xaaskisa iyo Carurtiisa
15-Cali Adan (aqwaan) Xaaskisa iyo Carurtiisa
16-Maxamed Sheekh Xasan Xaaskisa iyo Carurtiisa
17-Adan Xasan Buule Xaaskisa iyo Carurtiisa
18- Cabdulaahi Maxamed Sheekh Xaaskisa iyo Carurtiisa

Dhamanteena waxaan tacsi Tiiranyo leh u direeyna qaraabadii iyo ehelkii uu ka geeriyodey walaalkeena ama wiilkena Axmed Maxamed Macalin Cabdi oo shalay ku geeriyoodey USA, Portland Oregon waxaanu leenahay samir iyo imaan ilaah ha naga siiyo isagana janadii fardoowsa ilaah haka waraabsho amiin.