Dhegeyso:-Cabdiweli Gaas oo Ku Baaqaya in Laga Guuro 4.5 Loona Guuro Deegaan

0
24

gaasWaxaa magaalada boosaaso beryahan ku kulansanaa wefdi uu hogaaminaayo madaxweynaha dowlada federaalka somaliya iyo madaxweynaha maamul goboleedka puntland  gabagabadii kulankooda ayaa qudbad uu jeediyey cabdiweli gaas waxaa uu ku sheegey in 4.5 ay haboon tahay in laga gudbo loona gudbo deegaan hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Cabdiweli gaas

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdiweli gaas mobil