Dhegeyso:-Wasiirka Arimaha Gudaha oo Ka Hadley Maamulka Looga Dhawaaqey Ceelberde

0
31

OdiwaaWasiirka arimaha gudaha Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odowaa ayaa markii ugu horeysay sheegey ka warqabaan maamulka la magac baxay ka Bakool sare balse ay hoostagaan maamulka Koofur Galbeed.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

wasirka arimaha gudaha

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

wasirka arimaha gudaha mobil