Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Madaxweynaha Qarsoon ee Somaliya

0
45

Amin camirAmiin Camir ayaa sawir aan caadi ahayen waxaa uu ka sameeyey odeyga siyaasada somaliya hadba dhan u jeediya Nicholas Kay ayaa waxaa uu ku cadeynayaa gogodka kala duwan ee siyaasiyiinta somalida hamiga looga rido.

KEY2