Dhegeyso:-GUdoomiyaha Degmada Wanleweyn oo Ka Hadlaya Duqeyntii Shaley Loo Geystey Alshabab

0
30

isaaq maameGudoomiyaha degmada Wanleweyn Xaaji Isaaq ayaa waxaa uu ka warbixiyey duqeyntii shaley ka dhacdey deegaano ka mid degmada wanleweyn.

Gudoomiyaha ayaa sheegey in duqeyntani lala bartimaameystey ciidamada alshabab ee ku sugnaa deegaanka baladul Amiin oo qiyaastii 28-km u jira dagmada wanlaweyn
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Isaaq Maame

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Isaaq Maame Mobil